(Daawo Sawirro) Sida biyaha roobku u buuxiyeen Garaash Muqdisho ku yaalla oo gaadiidka cusub lagu iibiyo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan saameyn adag oo ka dhalatay Roobab xalay illaa maanta ka da’ayay magaalada Muqdisho, waxayna geysteen roobabkaas khasaarooyin naf iyo maalba leh. Inkastoo aan la soo koobi Karin dhibaatada iyo khasaaraha ka dhashay roobabka ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa haddana meelaha la hadal hayo inuu khasaaraha ka geystay waxaa ka … Continue reading (Daawo Sawirro) Sida biyaha roobku u buuxiyeen Garaash Muqdisho ku yaalla oo gaadiidka cusub lagu iibiyo